民居 | Garowe
全新Halgan别墅
Have fun with the whole family at this stylish place. Great view with no noise!
Gurigaan wuxuu ku yaalaa dhinaca koonfurta magaalada, dhanka Beerta Mulaaxo, waa meel qurux badan, oo aad daawanayso buuraha magaalada. 600M ayuu u jiraa Kala wareegga bajaajta ee jidka Soddonka. Dhismaha UN ka wuxuu u jir 2KM. Gurigaan waxaa la dhisay 2020, waxaana dayactir lagu sameeyey 2023.
Wuxuu ka kooban yahay 5 qol iyo fadhi goglan, 3 suuli, jiko, labo barando, baakin gaari oo dheeqa 3 gaari, barkad.